Warkii badh ayuu ogaysiiyay,ina waa uu qarsaday.

 Wakhtiyada qaar aamuska ayaa habboon maxaa yeelay, arrimaha qaar aan qiimo laheyn ayaa qeemo ku yeesha hadal haynta iyo buunbuuninta ee ku dhaqan xeerkan: "arag maqal, afkana dhawr."

Hoggaamiyihee muslimiinta ee Al-mahdi ayuu soo galay nin sita beer kabo ah, waxaanu ku yidhi: "waa kabihii Nebi Muxammad (scw)." Hoggaamiyihee inta uu ka qaaday oo dhunkaday, ayuu ninkii siiyay toban kun oo dirham markii uu baxay ninkii ayuu yidhi : waxa aan kawarqabaa suubbanuhu in aanu arag oo xidhan kabahan, balse haddii aynu ku odhan lahayn: beenaale, dadka ayaa uu ko odhan lahaa: ( khaliifka muslimiinta ayaan ugeeyay kabihii Rasuulka oo waa uu diiday"

 "Wakhtiyada qaar aamuska ayaa habboon"

Post a Comment

0 Comments