Wanaagyadu waxa ay tagsiiyan xumaha

1-Markasta oo aad fasho dambi 

kudheh naftada markeliya  ayaan gafay ee nolosheyda oo dhan maguuldareysan.

2-Haquusan 

Ee weyseyso ee toko laba rakcadood intaa kadib kutasbiixso farihii aad ku dambaab tay kuna aqri quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xumaanta waayo, taaha kuwa towbadkeenaya waxa uu lamidyahay faqa kuwa adeecaya,Ebbena naftiisa ayuu ubixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah ,waxa uu kaa doonaya in aad usoo laabato xagiisa.



Post a Comment

0 Comments