1) Haka murugoon timaadada,
Una noolow raalligalelinta ilaahay oo hatiiranyoon waayo,timaadadu gacan tiisa kaleya ayey kujirtaa.quudkaaga qofna kaa qaadan maayo,lakiin cibaadada cidna kuu samayn mayso ilaahay(swt) ayaa kuu dammaanad qaaday quudkaaga adigana waxa uu kaa donay shaqo.
0 Comments