Ilaahay,isaga ayaa maamulaya cirka iyo dhulkaba

✓ Ilaahay (swt) asiga ayaa maa mula arimaha ee maxaa aad la murugoonaysaa?

Kalsooni dhab ah kuqab ilahay (swt) cudurka ku haya isaga ayaa haya dawadiisa daynta kudaalisay isaga ayaa kaa gudaya, welwelka iyo walaaca ku cusleeyay isaga ayaa ka qaadaya cidhiidhiga ku hayana isaga ayaa ka qaadaya, cidhiidhiga kuahayana isaga ayaa kaa faydaya ee irriddihiisa magangal goor kasta.

" Deeqsiga ayaa guda baahiya insaanka,ee maxaa aad u malaynaysaa ilaahayna?! "

Post a Comment

0 Comments