Haka quusan naxariista Alle

 Waxaa layidhi "cibaado waxaa ugu wanaagsan filashada guusha, aaminaada waxyaabaha kugu hareeraysan in ay kuu sheegayaan arin uu yahay ka Alle, wixii kasoo hadhayna ay keli yihiin sababo"

"Haquusanin" 

hadalkaan ma odhan yacquub wakhti barwaaqo ah,balse waxa uu ku tiraabay markii uu waayay labadiisii wiil ee Bani yamiin iyo yuusuf. maalmo kuuban gudohooda ayuu yacquub uriyay dhididkii yuusuf, waxyar kadibna waa kii laabta galiyay.

" Xilli kasta ku kalsoonow ilaahay(Swt)"

Post a Comment

0 Comments