✓Allayow midaan doonayaa
✓Milix ma aha cadaan ah
✓Madowna maaha ku foolxun
✓Waa maariin indha kuulan
✓Aan sanka meel ka horeyn
✓Misna aan laga gaabin
✓Ilkaha aan magar gaarin
✓Luqunta meesheeda ku jogto
✓Naaska aan lamaroojin
✓Aan miftaaxi laga furin
✓Majaha aan laga dhuuqin
✓Badhida aan laga malasin
✓Waa marwadii dumarka
✓Aan meel fog kaga dhawaaqinee
✓Miirka kula hadleysaa
0 Comments