Abwaan salan carabey

 ✓Nin labaatan buuxsaday iyo aduun waa lag damayaane

✓Hadaa anigu loofari aqiin haatan lawlabaye

✓Nin ciradu lamaanaha dhigtay oo laylyan baan ahaye 

✓60+12 baan dul maray waana la hubaaye

✓Lafta dhabar laxaadka dabcay laafyihii gacanta

✓Lubigaygu layl xalay ma ladin laaladiyo taahe

✓Waataa lalemada indhaha aragu liitaaye

✓Haday luguho ciidamin Jiren laabtey orodkiiyee

✓Liiq liiqad ban ahay sidii lula dabeyleede




Post a Comment

0 Comments