° Jacayl dhiig malagu qoray
° Weli dhuux ma loo shubay
° Qofna saanta dhabarkiyo
° Ma u dheegay feedhada
° Dhabannada cad laga jaray
° Hadalkii ma lagu jaray
° Xinjir aan is dhalan rogin
° Midabkeedo dhiin yahay
° Laga dhuray halbowlaha
° Weli dhiil ma lagu shubay
0 Comments