ABWAAN DHUUDAN

 ✓Samatada ninkii raadi 

✓Ee sabana gaajoda

✓Safar iyo baqool iyo lug

✓Iyo soodi iyo guure

✓Saldho adag waxey ka gasho

✓Surin cidhiidh yoodba

✓Mar uun buu ilahay siinaya

✓Oo midig ta saara

✓Ha yeeshee saansaan bey rabtaa

✓Saas madkey tahay"

Post a Comment

0 Comments